Odayaasha degmada Boocame ” Xuduudka Gobolka Sool waa Birta Dheer iyo Rabaable”

Cuqaasha iyo Waxgaradka degmada Boocame oo ka tirsan Gobolka Sool ayaa gebi ahaanba qaaddacay go’aankii shalay ka soo baxay guddiga nabadaynta Saax-maygaag iyo Sange-jebiye.

Guddiga nabadaynta ayaa go’aamiyay in Senge-jebiye iyo Saax-maygaag loo aqoonsado Gobolka Sool.

Sidoo kale guddiga ayaa go’aamiyay in Senge-jebiye dhisnaado islamarkaana Saax-maygaag laga guuro oo aan la dhisan karin.

Halkaan ka daawo muuqaalka

PUNTLAND POST