
Markii u horraysay taariikhda ayaa gabar agaasime guud ka noqotay wasaaradda Caddaaladda Puntland.
Maryan Maxamed Abshir ayaa noqotay gabadhii u horraysay ee agaasime guud ka noqota wasaaradda Caddaaladda Puntland.
Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa agaasime Maryan xilkaas u magacaabay 30 March 2022.
Agaasimaha cusub ayaa maanta si rasmiya xilka ula wareegtay.
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.