Gudiga Hirgalinta Doorashada Hirshabeelle SEIT waxa uu shaacinay qabashada 4 kursi oo ka mid ah kuraasta Deegaan doorashada labaad ee Magaalada Beledweyne.
Kuraastaan ayaa ah kuwa ugu dambeeya ee deegaan doorashada labaad ee Hirshabeelle oo lagu qabanayo Magaalada Baladweyne.
Kuraastaasina waxa ay kala yihiin:-
1-HOP#058
2-HOP#019
3-HOP#059
4-HOP#039
PUNTLAND POST