
Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay xarunta Madaxtooyada ku qaabilsay Suldaan Maxamed Suldaan Axmed Jaamac Ayax Dhawre oo kamid ah Isimada dhaqanka Puntland.
Madaxweyne Deni iyo Suldaan Maxamed Ayax Dhawre aaa Xarunta Madaxtooyada ku yeeshay Kulan xog is-wareysi ah kaas oo ku soo dhammaaday jawi wanaagsan.
Madaxweynaha iyo Suldaanka waxaa Kulanka ku weheliyay xildhibaan Cali Xaaji Daahir oo dhowaan loo doortay Xubin ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya.
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.