Guddiga Hirgelinta doorashada ee dowlad Goboleed Hir-Shabeelle ayaa shaaciyay Jadwalka doorashada laba kamid ah kuraasta Golaha Shacabka iyo Guddiga xulista Ergada dooraneysa labada Kursi.
Qoraal kasoo baxay Guddiga ayaa lagu shaaciyay in Maanta ay diiwaangelinayan Ergada doorashada iyo musharrixiinta labada kursi ee doorashadooda Maalinta berito ah ay ka dhaceyso Magaalada Beledweyne, kuwaas oo kala ah. KursigaHop#011 iyo Kursiga Hop#063

PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.