Taliska Qaybta Booliiska Gobolka Mudug ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen eedaysane loo haysto dilka laba ruux.
Mowliid Maxamuud Nuur oo ku eedaysan dilka marxuum Axmed Raawe iyo marxuun Maxamud Siciid Muuse ayaa gacanta lagu dhigay sida uu xaqiijiyay Booliiska.
Mowliid ayaa sidoo kale ku eedaysan ka ganacsiga maandooriyaha Khamriga waxaan oo horay isaga oo maqan u xukuntay maxkamad.
PUNTLAND POST