
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa in uu kala diro Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida iyo danbiyada Culus ee Puntland.
Dhinacyo kala duwan ayaa xaqiijiyay in Madaxweynuhu dhowaan kala dirayo Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida iyo danbiyada culus ee Puntland si loo dardar geliyo Shaqada socota.
Madaxweyne Siciid Deni ayaa la filayaa in uu Guddoomiye cusub u magacaabo Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka sida islamarkaana isbeddel ku sameeyo Guddoomiyaasha Derejada kowaad ee Maxkamadaha Ciidamada.
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.