Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in aysan cidna kala tashanayn cidda ay la yeelanayaan xiriir diblomaasiyadeed.
Muuse Biixi oo maanta hadal ka jeediyay munaasabad ka dhacday Hargeysa ayaa yiri “Shiinaha waxaan horay ugu niri hadana ku leenahay cidina luqunta na qaban mayso oo waxa aanan doonayn noo tilmaami mayso, cidda aanu la xiriirayno ciddina noo sheegi mayso.”
Sidoo kale Madaxweynaha Somaliland ayaa u jawaabay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka hadlay xiriirka Taiwan iyo Somaliland.
Hoos ka daawo hadalada Muuse Biixi
PUNTLAD POST
You must be logged in to post a comment.