Dowladda Ukraine oo shuruud ku xirtay wada-hadalka Ruushka

Dowladda Ukraine ayaa sheegtay maanta in wefdigeedii u qaabilsanaa wada xaajooda ay Gaareen dalka Belarus si ay Ruuskha uga wada hadlaan xal u helidda dagaalka Ukraine.

Xubin ka mid ah wefdiga ayaa sheegay shuruudaha ay ku gelayaan wada xaajoodka oo ah in si  deg deg loo  joojiyo dagaalka iyo in ciidamada Ruuskhu ka baxaan dalka Ukraine

Wasaaradda arrimaha dibadda Belarus ayaa hore u sheegtay in ay marti gelineyso wada hadal dhax mara labada dowladood  si xal deg deh ah looga gaaro dagaalka.

PUNTLAND POST