Musharax Dr Cabdulqaadir Yalax oo lagu soo dhaweeyay Garoowe

Musharax Xildhibaan DFS, Dr Cabdulqaadir Maxamuud Diiriye Yalax ayaa si wayn loogu soo dhaweeyay magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland.

Musharax Yalax ayaa u taagan kursiga sumadiisu tahay HOP#199 oo lagu wado in dhawaan doorashadiisu ka dhacdo Garoowe.

Halkaan ka eeg sawirada

PUNTLAND POST