Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal oo loo magacaabay xoghaye cusub

Guddoomiyaha guddiga hirgalinta doorashooyinka heer federaal ,Muuse Geelle Yuusuf ayaa xilka Xoghayaha guud ee GHDHF u magacaabay mudane, Cabdiraxiim Cabdicasiis Aadam, halka uu xoghayihii hore mudane, Cabdishakuur Daa’uud Maxamed u magacaabay xubin ka mid ah guddi hoosaadka hawlgalka doorashooyinka.

PUNTLAND POST