Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa soo saaray xubintii u dambeysay xubnaha Aqalka Sare ee ka imanaya Galmudug.
Xubinta oo sidoo kale ah xubintii ugu dambeysay ee Galaha Aqalka Sare wuxuu Qoorqoor u soo xushay Wasiirka Maaliyadda Galmudug Farxaan Cali Maxamuud.
Kursigan waxaa markii hore loo doortay Yuusuf Geele Ugaas (Dhagey) oo hadda ka mid ah Golaha Shacabka, kadib markii uu iska casilay xubinimadii Aqalka Sare.
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.