Guddiga doorashada heer Somaliland oo shaaciyay jadwalka doorashada 7-kursi

 Guddiga maamulka doorashada xildhibaanadda labada Aqal ee gobollada waqooyi ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 7-kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Guddiga ayaa ogeysiiyay ergada iyo musharaxiinta u tartameysa kuraasta tirsigooda hoos ku xusan in ay  diyaargaroobaan diiwaangelinta maalmaha ku mudeysabn jadwalka hoose.

PUNTLAND POST