Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka sida ee dowladda Puntland ayaa maanta xukun kama dambays ah ku ridday nin ku eedaysan dilka marxuum Bootaan Cawl oo Garoowe lagu dilay 30/9/2021.
Maxkamadda ayaa dil toogasho oo kama dambays ah ku ridday Maxamed Cabdulqaadir Muuse (Af-dheere) oo loo haysto dilka marxuum Bootaan oo ka tirsanaa hay’adda PMPF.
PUNTLAND POST