Guddiga Doorashada heer Puntland ayaa maanta shaaciyay jadwalka Doorashada lix kursi oo kamid ah Aqalka Hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya.
Lixda kursi ayaa saddex kamid ah loo qoondeeyay Haweenka halka saddexda kalena rag yihiin.
Guddida ayaa horay u qabtay Doorashada sagaal kursi oo kamid ah Xubnaha Aqalka Hoose ee laga soo doorto Puntland.

PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.