Lix kamid ah Kuraasta Golaha Shacabka oo maanta lagu doortay Muqdisho iyo Baydhaba

Doorashada qaar ka mid ah kuraasta golaha shacabka ee gobollada waqooyi iyo Koonfur Galbeed ayaa maanta lagu doortay magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhaba, waxaana ilaa hadda la doortay lix kursi kuwaas oo ay ku kala guuleysteen xubnaha kala ah:

1- Hop#215 Ayuub Ismaaciil Yuusuf – Muqdisho.

2- Hop#214 Cilmi Maxamuud Nuur – Muqdisho.

3- Hop#056 Maxamed Jaamac Mursal – Baydhaba.

4- Hop#231 Isxaaq Maxamed Mursal {Fanax} – Baydhaba.

5 – Hop#245 Cabdiraxmaan Axmed Suge – Muqdisho.

6- Hop#247 Khadra Maxamuud Raage – Muqdisho.

Weli labada magaalo waxaa ka socota doorashada qaar ka mid ah kuraasta golaha shacabka.

PUNTLAND POST