Puntland ayaa shaacisay qabashada 11 kursi oo kamid ah Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya.
Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Puntland ayaa shaaciyay 11 kursi oo kamid ah Baarlamanka Federaalka Soomaaliya sida lagu soo bandhigay bogga Guddigaas.

PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.