Laamaha Amniga iyo Garsoorka Puntland ayaa magaalada Gaalkacyo ku soo bandhigay olyo sonkoraysan oo malab ahaan looga iibinayay bulshada Gaalkacyo.
Mas’uuliyiinta dowladda ayaa sheegay in gacanta lagu hayo dad ku eedaysan in ay dadweynaha malab ugu sheegeen macmalkaas.
Mas’uuliyiinta ayaa tilmaamay in sharciga la hor-gayn doono dadkaas islamarkaana la marin doono ciqaanbta ay mudan yihiin.
Halkaan ka daawo muuqaalka
PUNTLAND POST