
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan.
War Qoraal ah oo ka soo baxay Madaxtooyada Jubaland ayaa lagu sheegay in Madaxweyne, Axmed Madoobe kulan la yeeshay Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya.
Qoraalka ayaa lagu sheegay, in Kulanka labada mas’uul looga hadlay Arimaha doorashooyinka iyo sidii qaramada Midoobay ay u tageeri lahayd dadaalada socda.
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.