Maraykanka oo digniin ka soo saaray xiisadda Muqdisho

Safaaradda Mareykanka ayaa digniin adag ka soo saartay xiisadda ka taagan Muqdisho.

Safaaradda ayaa ku baaqday  in si degdeg ah loo dejiyo xiisada Muqdisho, lagana baaqsado tallaabooyinka daan daansiga ah iyo gacan ka hadalka.

Digniinta ayaa ku soo aadday xilli khilaaf xooggan soo dhex galay Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul wasaare Rooble.

PUNTLAND POST