Jubaland oo shaacisay Guddiyada xulista Ergooyinka lix kursi

Guddiga Hirgalinta doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Jubaland ayaa soo gudbiyay Guddiyada xulista Ergooyinka kuraasta 6-da ah ee la shaaciyay 23/12/202.

Guddiga Hirgelinta doorashada heer dowlad Goboleed  ee Maamulka Jubbaland ayaa shaaciyay qabashada doorashada lix kursi iyo jadwalkooda oo ah xilliga la qabanayo.

Maamulka Jubbalamd ayaa noqon doona Maamulka Saddexaad ee bilaaba doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka, waxaana ka horreeyay Galmudug iyo Koonfur Galbeed.

PUNTLAND POST