
Bara-kac xooggan ayaa ka socda magaalada Boosaaso kadib dagaalkii xalay dib uga bilowday halkaaas.
Dhinacyada dagaallamaya ayaa shalay ku dhawaaqay xabbad-joojin balse dagaalka ayaa dib u qarxay saqdii dhexe ee xalay xilli dadka badankiisu hurdaan.
Wararku waxay sheegayaan in hoobiyaal iyo madaafiic kale ku dhaceen xaafadaha shacabka islamarkaana khasaare badan jiro inkastoo aan tira-koob laga hayn.
Xaaladda ayaa hadda deggan inktasoo weli rasaas laga maqlayo aagaga dagaalka.
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.