PSF oo war-saxaafeed soo saartay

PSF garabka uu hoggaamiyo agaasimihii xilka laga qaaday Maxamuud Cismaan Diyaano ayaa ka hadlay dagaalkii Boosaaso.

War-saxaafadeed ay soo saareen ayay ku sheegeen in muddo labo berri ah uu ku socday weerar lagu jabiyay xeerarkii u dhexeeyay PSF & dowladda Puntland iyo sidoo kale go’aamadii isimada.

“Dadkii iyagu argagixisadda ka tirsanaa ee aan bulshadeena ka difaacaynay haatana ku gabanaya xasaanadda dawladda marnaba nama eedayn karaan” ayaa ku jirtay war-saxaafadeedka PSF.

PUNTLAND POST