Agaasimihii xilka qaadista lagu sameeyay ee PSF Maxamuud Cismaan Diyaano iyo Ciidamada taabacsan ayaa dhankooda sheegay in ay samaynayaan xabbad-joojin iyo wada-hadal.
Qoraal uu soo saaray Agaasimihii PSF ayuu ku sheegay in aysan jirin sabab ay xabbad u bilaabaan islamarkaana diyaar u yihiin wada-hadal iyo heshiis.
Wuxuu tilmaamay in ay samaynayaan xabbad-joojin iyo wada-hadal si loo helo xal nabadeeed.

PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.