Madaxweyne Deni oo shir isu’gu yeeray Madaxweyne ku xigeenka iyo Guddoonka Baarlamanka

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo Galabta dib ugu laabtay Caasimadda Garoowe ayaa hadda la shirsan Madaxweyne ku xigeenka Axmed iyo Guddoonka Baarlamanka.

Shirkan ayaa ku soo beegmay xilli maanta uu Boosaaso ka dhacay dagaal u dhexeeya Ciidamada dowladda iyo ciidanka ku sugan xarunta PSF oo taabacsan Agaasimihii xilka laga qaaday Maxamuud Cismaan Diyaano.

Wixii ka soo kordha Shirkaas kala soco Puntland Post