Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee dowladda Puntland ayaa markii u horraysay war ka soo saartay Ilaalinta dhammaan Hantida hay’adda PSF.
Qoraal ka soo baxay Maxkamadda ayaa lagu amray Agaasimaha hay’adda PSF S/Guuto Amiin Cabdullaahi Xaaji Khayr in uu mas’uuliyad iska saaro Ilaalinta dhammaan Hantida Ciidanka PSF.
Halkaan ka akhriso Qoraalka Maxkamadda

PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.