
Agaasimaha hay’adda PSF S/ Guuto Amiin Xaaji Kheyr ayaa Taliska Cusub ee Ciidanka PSF kusoo dhaweeyay Agaasime ku-xigeenka ahnaTaliya Guud ee Ciidanka PSF G/Sare Cabdiraxmaan Ilig iyo G/Dhexe Cabdirisaaq Cali Duulane (Garaadka).
Sidoo kale Agaasimaha PSF oo ay weheliyaan Guddomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida iyo danbiyada culus iyo saraakil ka tirsan ciidanka PSF iyo Daraawishta ayaa miiska saraakisha ku wada yeeshay quraac sharafeed looga arinsanaayay xaalada guud ee Boosaaso.
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.