Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa xalay sheegtay in ay hawlgal gaar ah ku dishay 12 sarkaal oo ka tirsan Al-shabaab.
Hay’adda ayaa sheegtay in hawlgalka lagu beegsaday 15 sarkaal oo ka tirsan Al-shabaab islamarkaana ay ku dhinteen 12 kamid ah.
Saraakiisha la beegsaday ayaa Al-shabaab u qaabilsanaa khal-khal gelinta Amniga Muqdisho sida lagu xusay war kooban oo ka soo baxay hay’adda NISA.

PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.