Beesha Caalamka oo baaq deg deg ah ka soo saartay doorashada Soomaaliya

Beesha Caalamka ayaa maanta oo Jimce ah baaq degdega ka soo saaray arrimaha doorashooyinka Soomaaliya.

Qoraal wadajir ah oo ay soo saareen Beesha Caalamku ayay ku boorriyeen dhinacyada ay khusayso in ay dhammaystiraan doorashada golaha shacanka oo noqota mid loo dhanyahay lagu kalsoonaan karo.

Sidoo kale waxay ku baaqeen in doorashadaas noqoto mid ay ku qanci karaan dhammaan daneeyayaasha doorashada iyo shacabka Soomaaliyeed.

Halkaan ka akhriso warka oo dhan

PUNTLAND POST