Guddiga KMG doorashooyinka Puntland ayaa maxkamadda sare ka codsaday in ay ansixiso natiijada doorashadii laga qabtay saddexda degmo ee Qardho Eyl iyo Ufayn.
Warqad ka soo baxday guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Puntland ee TPEC ayaa maxkamadda sare loogu gudbiyay codsi ku saabsan in ay ansixiso natiijadaas.
Guddoomiye Guuleed Saalax Barre ayaa warqadda uu maxkamadda u qoray ku sheegay in aysan jirin wax cabasho ah oo ka timid natiijada doorashada saddexda degmo sidaas darteedna ay tahay in la ansixiyo.
Halkaan ka akhriso warqadda

PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.