Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabay Hoggaamada kala duwan ee Ciidanka Booliiska.
1: G/Sare Cabdiqani Saciid Saleeban waxaa loo magacaabay Taliyaha Qaybta Nabadgalyada Wadooyinka ee Ciidanka Booliska.
2: G/sare Maxamuud Faarax Maxamed waxaa Loo magacabay Hogaanka Hawlaha ee Ciidanka Booliska.
3:G/sare Cabdi Yuusuf Muuse Loo magacabay Hogaanka Maaliyada iyo Saadka Booliska.
4: G/Sare Axmed Cabdi Nuur loo magacabay Taliye ku xigeenka Hogaanka Saadka iyo Maaliyada Ciidanka Booliska.
5: G/sare Maxamed Cabdi Axmed loo magacabay Hogaanka Tababarada Ciidanka Booliska Puntland
6: G/sare Ayaan Cabdulle Qarbe loo magacaabay Hogaanka xirirka Dadwaynaha iyo Xuquuqul inslaan Ciidanka Booliska
7: G/sare Aadan Axmed Cali loo magacaabay Taliye ku xigeenka 1aad ee Hogaanka baarista Danbiyada (CID) Ciidanka Booliska
8: G/sare ,Abshir Xuseen Siciid loo magacaabay Taliye ku xigeenka 2aad Hogaanka Baarista Danbiyada (CID) Ciidanka Booliska.
9: G/dhexe Cabdifataax Cabdulqaadir Axmed loo magacaabay Hogaanka Ciidanka Booliska 10: G/sare Axmed Cabdi Sugulle Kaaliyaha Xafiiska Taliyaha Ciidanka.
10: G/sare Axmed Cabdi Sugulle Kaaliyaha Xafiiska Taliyaha Ciidanka Booliska.
PUNTLAND POST