Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa saaka shaaciyay in uu bilaabayo doorashada shan kursi oo kamid ah Golaha Shacabka.
Warqad ka soo baxday guddiga hirgelinta doorashooyinka ee heer Galmudug ayaa lagu shaaciyay shan kamid ah kuraasta Golaha shacabka oo maalmaha soo socda la qaban doono.
Halkaan ka akhriso Warqadda

PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.