Madaxweyne Deni oo kulan deg deg ah isu’gu yeeray Madaxweyne ku xigeenka iyo Gudoonka Baarlamanka

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa haatan kulan deg deg ah isu’gu yeeray Madaxweyne ku xigeenka Axmed Karaash iyo Guddoomiyaha Baarlamanka Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay weheliyaan labadiisa ku xigeen.

Madaxweyne Siciid Deni ma sheegin Arrinta uu kala hadli doono Madaxweyne ku xigeenka iyo Guddoonka Baarlamanka.

Puntlandpost kala soco wixi ka soo baxa Kulankaas.