Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee degmada Kismaayo ayaa ka hor yimid warqaddii shalay ka soo baxday Xafiiska Duqa degmada Kismaayo ee lagu hakiyay dacwadihii dhulka.
Guddoomiyaha oo lagu magacaabo Muuse Cismaan Geeddi ayaa sharci-darro ku tilmaamay warqadda warqaddii shalay ka soo baxday Xafiiska Duqa degmada Kismaayo ee lagu hakiyay dacwadihii dhulka.


PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.