Taliye Cabdi Yare Xasan Xuseen ayaa markii u horraysay xalay ka hadlay sababta Madaxweyne Siciid Deni uu xilka uga qaaday.
Taliye Cabdi Yare ayaa sheegay in uu u mahadcelinayo Madaxweynaha oo markii hore xilkan u gartay haddana ka wareejiyay kadib markii uu ku daalay.
Sidoo kale wuxu sheegay in uusan Puntland meelna uga socon haddii xilka laga qaaday wuxuuna ballan-qaaday in uu la shaqayn doono Taliyaha cusub ee Booliiska loo magacaabay.
Halkaan ka daawo Hadalkiisa
PUNTLAND POST