Taliyihii xilka laga qaaday ee Booliiska Puntland Gen. Cabdi yare Xasan Xuseen ayaa is bar-bar dhig ku sameeyay danbiyadii Puntland ka dhacay saddexdii sano ee u dambeeyay.
Gen. Cabdi Yare oo xalay khudbad ka jeediyay munaasabaddii xil wareejinta ayaa soo bandhigay tirada danbiyada la diiwaan-geliyay laga soo bilaabo 2019 ilaa 2021.
Is bar-bar dhiga uu sameeyay Taliyihii hore ayaa waxa ka muuqda hoos u dhac ku yimid danbiyada saddexdaas sano laga diiwaan-geliyay gudaha Puntland.
Halkaan ka daawo hadalkiisa
PUNTLAND POST