Shil khasaare dhimasho iyo dhaawac sababay ayaa ka dhacay laamiga u dhexeeya tuulooyinka Dalweyn iyo Jurile oo ka tirsan Gobolka Bari.
Shilka ayaa ka dhashay isku dhaca laba gaari oo midkood ka yimid magaalada Boosaaso halka gaariga kale ka yimid degmada Dhahar ee Gobolka Haylaan.
Shilkaas ayaa sababay dhimashada inta la xaqiijiyay saddex gabdhood iyo dhaawacyo kala duwan.
Saraakiisha ciidanka Ilaalada waddooyinka Puntland oo goobta gaaray ayaa baaritaan ku haya dhilkaas.
Halkaan ka eeg sawirada shilka



PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.