Ajandaha rasmiga ah ee Kal-fadhiga Baarlamanka Puntland oo la shaaciyay

Ajandaha Kal-fadhiga 49-aad ee Golaha Wakiilada dowladda Puntland ayaa maanta si rasmiya loo shaaciyay.

Ajandaha ayaa ka kooban 13 Qodob oo ay ku jiraan dhismaha Maxkamadda Sare iyo dhammaystirka Maxkamadda Dastuuriga ah.

Ajandaha ayaa sidoo kale lagu daray ka doodista Heshiiska Dekedda Boosaaso oo u dhexeeya Puntland iyo Shirkadda DP World.

Halkaan ka akhriso Ajandaha

PUNTLAND POST