Taliyaha Ciidanka Booliiska dowladda Puntland S/Guuto Cabdiyare Xasan Xuseen ayaa maanta guddiga KMG doorashooyinka ee TPEC ku wareejiyay ciidamo looga tala-galay sugidda Amniga doorashooyinka saddexda degmo.
Ciidankan ayaa sida Taliyuhu sheegay loo carbiyay loona wacyigaliyay ilaalinta Anshaxa, habsami usocodka iyo amniga doorashada ayaa tagi doona 25-ka seejo ee degmada qardho 25-ka Actobar Doorashadu ka dhacayso.




PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.