Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Khaliif Cabdi Cumar, ayaa maanta la kulmay safiirka dowladda Turkiga ee Soomaaliya Danjire Mehmet Yilmaz.
War ka soo baxay xafiiska Wasiirka ayaa lagu sheegay Labada mas’uul ayaa ay ka wada-hadleen xoojinta xiriiirka ganacsi iyo maal-gashi ee labada dal.
PUNTLAND POST