Baarlamanka dowlad degaanka Soomaalida oo madaxweyne rasmiya u doortay Mustafe Cagjar

Baarlamaanka dowlad degaanka Soomaalida DDS ayaa maanta madaxweyne rasmiya u doortay, Mustafa Muxumed Cumar (Cagjar).

Mustafa Cagjar ayaa sannidhii lasoo dhaafay sharci ahaan soo ahaa madaxweyne ku-xigeen. Hase yeeshee xisbiga uu ka tirsan yahay ee Barwaaqo ayaa ku guulaystay doorashadii bishii hore ka dhacday degaanka Soomaalida.

Baarlamaanka dowlad degaanka Soomaalida ayaa sidoo kale maanta afhayeen u doortray Ayaan Cabdi oo noqonaysa gabadhii ugu horraysay ee hoggaamisa baarlamaanka maamulkaas.

PUNTLAND POST