
Mohamed Kuulow Ali, oo ka tirsanaa horjoogayaasha Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibey Ururka 260-aad, Guutada 9-aad, Qeybta 60aad ee Ciidamada Xoogga dalka.
Horjooge Maxamed Kuulow ayaa maleeshiyada A-Shabaab ka mid ahaa Mudo 1-sano ah, wuxuuna ka soo howlgalay tuulooyin iyo deegeano hoostaga gobolka Bokool.
Wuxuu sheegay mudadii uu ku jiray Al-Shabaab inuu la kulmay horjoogayaasha sare ee Al-Shabaab, sagoona ka soo qeyb qaatey dagaalo Dhowr.
Horjooge Mohamed Kuulow Ali, ayaa Saaxibadiisa eeli ku jira Kooxda Nabad-diidka Alshabaab ugu baaqey in ay Dowladda isku soo dhiibaan.
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.