
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa min 10 sano oo xabsi ciidan ah ku ridday Faarax Cabdullaahi Calasow (Faaraxey) iyo Maxamed Abshir Maxamed (Camey) oo lagu helay in ay dhac u gaysteen Carwa Kaah Electronic oo ku taal degmada Hodan ee magaalada Muqdisho gaar ahaan Taleex 29-kii June Sanadkan. Waxa xusid mudan in Maxamed Abshir Maxamed (Camey) la xukumay isago maqane ah.
Halkaan ka akhriso xukunka oo faahfaahsan
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.