Koonfur Galbeed iyo Beesha Caalamka oo shir ka yeeshay dadkii laga soo raafay Laascaanood

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatey wakiilo ka socdey beesha caalamka oo ay uga horeyso kuxigeenka Wakiilka qaramadda midoobe ee soomaaliya ayna qeyb ka ahaayeen safiirada UK iyo Midowga Yurub.

kulanka waxaa looga hadley xaalada dadkii laga soo qaxiyay Laascaanood, amniga guud Iyo doorashooyinka Aqalka Hoose ee la filayo in ay ka bilaabadaan deegaanada dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed

PUNTLAND POST