
Guddoomiyaha Gobolka Nugaal, Maxamuud Xasan Maxamed (Cawil Mataan), ayaa lagu wadaa in uu maanta si rasmiya ula wareego mas’uuliyadda Gobolka.
Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka ahna Guddoomiye ku xigeenka kowaad, Qaasim Maxamed Cabdi ayaa sida qorshaysan xilka ku wareejin doona Guddoomiyaha cusub.
Cawil Mataan ayaa 2-dii bishan October 2021 loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Nugaal kadib markii xilka laga qaaday Guddoomiyii hore Cawil Axmed Jabuuti.
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.