
Roobab mahiiggaan ah ayaa saacadihii la soo dhaafay ka da’ay degaanno ka tirsan Gobollada Bari iyo karkaar ee Puntland.
Gobolka Karkaar waxa roobsaday magaalada Qardho iyo degaanno hoos yimaada oo ay ku jiraan Qalwo iyo Cambaar sare.
Sidoo kale waxa roobsaday degmada Rako Raaxo iyo degaanno badan oo ka tirsan Rako sida Uur-jire, Qaarar-soor, Dabqax, Duud-hooye, Adin-geri iyo Kur-ilaalo.
Gobolka Bari waxa roobsaday degmada Isku-shuban iyo dhulka hoos yimaada sida Camaan, Onkadda, Dhafaruuryo, Dharoor, Xiriiro, Biiji-ga iyo Barako.
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.