Urur siyaasadeedka Caddaalad iyo Sinnaan ayaa sheegay in maanta laga hor istaagay olole nadaafadeed oo uu ka samayn lahaa magaalada Qardho.
Xubin ka tirsan ururkaas oo warbaahinta kula hadlay Qardho ayaa sheegay in mas’uuliyiinta degmadu ay ka joojiyeen olole nadaafadeed oo qashinka kaga nadiifin lahaayeen xaafahada magaalada.
Halkaan ka daawo muuqaalka
PUNTLAND POST