Guddiga Nabad-gelyada Gobolka Nugaal, ayaa maanta oo Sabti ah kulan deg deg ah ka yeelanaya Amniga Caasimadda Garoowe.
Maamulka Gobolka Nugaal, oo ay weheliyaan Mas’uuliyiinta degmada Garoowe iyo Saraakiisha kala duwan ee Laamaha Ammaanka, ayaa kulankaas uga arrinsanaya dhacdooyinkii u dambeeyay iyo xaaladda guud ee Caasimadda.
Wixii ka soo kordha kala soco Puntlandpost