Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay taliyaha ciidammada lugta Uganda Gen.Muhorzi Kainerugaba.
Gen. Muhorzi Kainerugaba oo maanta booqasho ku yimid Muqdisho iyo Ra’iisul wasaare Rooble ayaa kulan gaar ah yeeshay kadib markii uu ku qaabilay xafiiskiisa.
Ra’iisul wasaaraha ayaa Gen. Kainerugaba uga mahadceliyay kaalinta muhiimka ah ee ciidammada Uganda ee qeybta ka ah AMISOM & wada shaqeynta kala dhaxeysa ciidammada Soomaaliya sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay xafiiska Rooble.
PUNTLAND POST