Golaha Midowga Murashixiinta Muqdisho ayaa qaswadayaal ku tilmaamay madaxweyne Farmaajo iyo Agaasimihii hore ee NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.
Bayaan ka soo baxay Golaha Midowga Murashixiinta ayaa lagu sheegay in Fahad iyo Farmaajo maleegayaan dhaqdhaqaaq ciidan iyo shirqool lagu carqaladaynayo Arrimaha doorashooyinka ee socda si loo abuuro xasilooni-darro iyo carqalad Amni.
Halkaan ka akhriso bayaanka oo dhan


PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.